Sunday, 29 October 2023

Hodanimada Daahsoon ee Af-Soomaaliga


Sooyaalka Qaniga ah ee Afka Soomaaliga

 

Ummad waliba waxay leedahay hido iyo dhaqan soo jireen ah, laakin waxa lagu kala hor maro waa xifdinta hidahaas, iyada oo qoran. Af-Soomaaligu waa luuqad lagaga hadlo deegaanka geeska Afrika halkaasi ooy ku dhaqan yihiin dadka Soomaalida ah kuwaas oo ka tirsan dowladaha kala duwan sida wadamada Soomaaliya iyo Jabuuti, Deegaanka Soomaalida Ogadenia, Somalida ku dhaqan Waqooyi Galbeed iyo meelo kale oo ka mid ah Afrika iyo caalamka oo dhan. Tirakoobyada ayaa sheegaya in ugu yaraan dadka ku hadla luuqada Soomaaligu ay yihiin ilaa 25 milyan kuwaasi oo ku kala nool meelo badan oo dunida ah. Luuqada Soomaaliga ah waxaa lagu tiriyaa luuqadaha Kushiitiga loo yaqaan ee lagaga hadlo meelo badan oo geeska, badhtamaha iyo waqooyiga Afrika iyo Aasiya ah. Luuqada Soomaaliga o dadka u dhashay ugu yeedhaan Af Soomaali waxaa loo qoraa noocyo badan oo farshaxan iyo alfabeetyo ah, kuwaasi waxaa ugu isticmaal badan qaabka Somali Latin ee laga soo xigtey farta Laatiinka.  Sida ku qoran dastuurka qabyada ah, Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Af-soomaaliga(May iyo Maxaa tiri). waxaan qoraalkaan ku eegi doonnaa heerarka kala duwan ee uu soo maray qaab qoraalka Af-Soomaaligu. 

Hadaba waa sidee Sooyaalka Qoraalka Farta Soomaaliga

1920-kii ayey ahayd markii la soo bilaabay hindisaha qorista rasmiga ah ee afka Soomaaliga, ilaa xilligaasna waxaa lagu taamayey in si rasmi ah loo qoro, Cusmaan Yusuf Keendiid oo ahaa gabyaa, qoraa, bare iyo hal-abuur Soomaaliyeed ayaa waxa uu soo saaray far lagu magacaabi jirey Farta Cismaaniya (𐒍𐒖𐒇𐒂𐒖 𐒋𐒚𐒈𐒑𐒛𐒒𐒘𐒕𐒖) sanadii 1922-kii, fartaasi meelo kooban ayay ka shaqaysay, mana ahayn mid dalka ku wada baahday. Cusmaan Yuusuf Keenadiid wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacayo, ee ku taala bartamaha Soomaaliya. Cusmaan waxaa dhalay Suldaank Yuusuf Cali Keenadiid oo ahaa suladaan mar ka talin jirey Saldanadii Hobyo. Wakhtiyadii ugu horeeysay noloshiisa wuxuu Cusmaan ku soo qaatey meelo kala duwan asagoo waxbarasho diini iyo maadi ah waqtigiisa geliyey. Markii aabihii geeriyooday, wuxuu Cusmaan la wareegay hogaanka Saldanadii Hobyo. Intaas waxaa dheer, Cusmaan wuxuu qoray buugaag badan oo cilmi diini iyo maadi iskugu jira, kuwa ugu muhiimsan waxaa ka mid ah samaynta Far Soomaaliga, buugaag Juquraafi, Cilmi Fallaga, Sayniska, gabayo iyo taariikh iyo kuwo kale.

1950-1960-kii, waxaa socdey dood ah sidii loo qori lahaa af-Soomaaliga, waa lagu kala aragti duwanaa rag badan ayaa dadaal sameeyay, waxaa lagu muran sanaa farta Carabiga mise laatiinka midii la qaadan lahaa inkastoo ay is weydiin mudantahey sababta aan doodad loogu darin nuucyadii kala duwanaa ee farta Soomaliga ee ay adeegsan jireen qabiilada iyo saladanihii wadanka ka jirey sida Farta Cismaaniyada, Farta Boorama, iyo Farta Kadarre. Ragga dadaalka badan geliyey hab qoraalka farta Soomaaliga waxaa ka mid ahaa Ibaahim Xaashi Maxamud iyo Xuseen Sheekh Axmed Kadare, dhamaan raggaasi waxaa ay soo saareen qoraalo farta ah intii u dhaxeysay sanadihii 1950-1961-dii. 1 Luulyo 1960-dii, markii dalka xuriyadda qaatay, Waxaa lasoo bandhigay dhowr qoraal waxaa ka mid ahaa farta Shire Jamaac Axmed oo Laatin ahayd, iyo faro kale sida Farta Wadaadka oo ah farta carabiga, tanina waxa ay ka dambeysey kadib markii dowladdii xiligaasi jirtey ee madaxweyne Aadan Cabdulle Cusmaan ay saartey guddi kasoo baaran dega qoraalka farta Soomaaliga. Guddigaasi wuxuu ahaa Guddi la magacaabay, 6 bilood gudahood, markii Soomaaliya xornimada qaadatay 1960-kii. In la magacaabo guddiga waxaa loo maray bareere (Motion) Baarlamaanku ansixiyey, 16kii Sebtembar 1960, Kadibna Golaha Wasiirada go’aan ay gaareen 18kii Oktoober 1960, kadbina Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada ee xilligaas Cali GaraadJaamac wuxuu 8kii Disember 1960 soo saaray magacow 9 xubnood oo loo xilsaaray in ay soo baaraan, talana ka soo jeediyaan sidii Af-soomaaliga loo qori lahaa iyo farta ugu habboon.

Guddigaas waxaa loo soo gudbiyey 18 farood si ay dersaan oo ay u doortaan tan ugu habboon ee Af-soomaalia lagu qori karo. Farahaas oo kala ahaa: 4 ku qoran xuruuf carabi ah, 3 xuruuf laatiin ah ku qoran iyo 11 far soomaali, ay dad soomaali ahi alifeen. Muddo dhan lix bilood markii ay guddigu shaqaynayeen, dhibaato kastoo ay la kulmeenba, ugu dambeyn, 15kii May 1961, waxay soo saareen warbixin ballaaran oo ilaa 76-bog dhan. Taas oo ay si waafi ah uga dhex muuqto hawshii lixaadka lahayd ee Guddigaasi qabtay. Natiijadii ay gaareen oo ku soo bandhigeen Warbixintooda waxay ahayd, in In farta Laatiinka ah ee Shire Jaamac Axmed ay tahay tan 1aad ee ay ku talinayaan in af-somaaliga lagu qoro (Arag bogga 74aad ee Warbixinta Guddiga, Linguisti Report, 1961), waxayna sheegayaan sababta ay fartani ugu habboon tahay in la qaato, markii ay dhinac walba ka fiiriyeen. Guddigu waxay kaloo soo jeediyeen, in haddii farta Laatiinka la qaadan waayo, ay ku talinayaan in la qaato Farta Xuseen Sheekh Axmed Kaddare, oo ahayd doorashadooda 2aad. Warbixinta UNESCO soo saartay Agoosto 1966 Paris, bogga 12aad waxay si qeexan ugu sheegaysaa; “In haddii Soomaaliya dooranayso in Af-soomaaliga lagu qoro far Laatiin ah, ay kula talinayaan in la qaato farta Shire Jaamac habeeyey ee Laatiinka ah” Sanadkii 1972 gudigi udanbeeyay ee Madaxwayne Maxamed Siyaad Bare  u magacabay Qorista afka somaliga oo ka koobna 23 xubnood waxaa qayb weyn ka qaatay labadii Qoraa ee Soomaaliyeed Awjamac cumar Ciise iyo Qoraa Axmed Cali Abkor, waana gudigii goaamiyey qoraalka farta Soomaaliga ah ee manta la isticmaalo.

Hadaba hadii Soomaalidu ka guurto farta laatiinka oo loo guuro mid kamid ah  faraha kala duwan ee ay alifeen hal abuurkii Soomaaliyeed waxey noqon doontaa iney la haadaan far qoraal u gaar ah sida bulshooyinka Hindida, Ruushka, Jayniiska, Itoobiyaanka iyo Indhayarta. Farta Cusmaaniyada oo ah far qaab ahaan hormarsan o oleh teebyo lagu qora weliba aad loo isticmaali jirey xiligii gumeysiga kana shaqaysay gobolo kala duwan oo dalka kamid ah ayaa ah far hadii lagu sameeyo hormarin iyo cilmibaaris matali Afka-Soomaaliga.

Saturday, 9 September 2023

رحلة عبر الزمن والثقافة: استكشاف ثقافة تركيا المذهلة من قيصري إلى اسطنبول عبر نيغدة وأضنة ومرسين وأنقرة


 هناك مثل صومالية يعني "الرجل الذي لا يمشي على الأرض ليس متحضراً".

 

لا شك أن السفر هو شغف يشعل روحي. إن متعة الانطلاق في رحلة إلى وجهات مجهولة، واستكشاف الثقافات المتنوعة، وكشف أسرار هذا العالم هي تجربة لا مثيل لها. إنها ليست مجرد هواية؛ إنها طريقة حياة تثري وجهة نظري باستمرار. من خلال رحلاتي، تعلمت دروسًا لا يمكن لأي فصل دراسي أن يقدمها. توفر كل مغامرة فرصة لتوسيع آفاقي، وتحدي منطقة الراحة الخاصة بي، وتعزيز التقدير العميق لجمال كوكبنا وتنوعه. سواء أكان ذلك مشاهدة عظمة عجائب الطبيعة أو التواصل مع أشخاص من مختلف مناحي الحياة، كان السفر أعظم معلم لي. أثناء إقامتي في الصومال، لسوء الحظ، لم تتح لي الفرصة لاستكشاف البلد بأكمله بشكل كامل كما كنت أتمنى دائمًا.  في بعض الأحيان، يمكن لتجارب السفر الصعبة أن تعلمنا المرونة والصبر وأهمية القدرة على التكيف. بالإضافة إلى ذلك، يمكن أن يشعل الرغبة في العودة والاستكشاف أكثر عندما تسمح الظروف باستكشاف أكثر شمولاً للبلاد. ولكن ربما كان الدرس الأكثر قيمة الذي تعلمته من مغامراتي هو إدراك أن العالم واسع ومترابط. إنه تذكير بأننا نتشارك هذا الكوكب مع مليارات الأشخاص الآخرين، ولكل منهم قصصه وأحلامه وتجاربه. لقد فتح السفر عيني على الخيوط المشتركة التي تربط الإنسانية وجمال الاحتفاء باختلافاتنا. قيصري، المدينة التي أعتبرها موطني والتي أتابع فيها دراستي الجامعية، لها مكانة خاصة في قلبي. تقع هذه المدينة الساحرة في قلب تركيا، وتمزج بسلاسة تاريخها الغني مع طاقة الحياة العصرية. من شوارع البلدة القديمة المزدحمة إلى حياة الحرم الجامعي النابضة بالحياة في الجامعة، أتاحت لي تجاربي اليومية في قيصري أن أشاهد سحر المدينة الفريد وثرائها الثقافي. انضم إلي بينما أستكشف زوايا قيصري التي أصبحت جزءًا لا يتجزأ من حياتي، وبينما أشارك القصص والتجارب التي جعلت من هذه المدينة مكانًا رائعًا حقًا للعيش والتعلم. عندما قررت الشروع في رحلة إلى إسطنبول، ملأتني فكرة زيارة الأصدقاء الذين عاشوا في مدن مختلفة على طول الطريق بالإثارة. لم يكن الأمر يتعلق فقط بالوصول إلى الوجهة النهائية؛ كان الأمر يتعلق أيضًا بإحياء الصداقات القديمة وخلق ذكريات جديدة. بدأت رحلتي من قيصري، المدينة التي أحببتها. بعد أن تركت ورائي الراحة التي أعيشها في حياتي اليومية في الجامعة، كنت متشوقًا لاستكشاف المزيد عن تركيا. كانت شوارع قيصري المزدحمة أول من ودعني، لكنني عرفت أن مغامرتي كانت في البداية. 

 نيد – لمحة عن التراث الأناضولي 

 واصلت رحلتي إلى نيغدة، المدينة التي بدت وكأنها جوهرة مخفية. استكشفت المواقع التاريخية مثل قلعة نيغدة، التي كانت شاهدة على ماضي المدينة القديم. كان مسجد علاء الدين من الأعجوبة المعمارية الأخرى التي تركتني في حالة من الرهبة. لقد كنت محظوظًا بالتواصل مع السكان المحليين، الذين رحبوا بي بحرارة في مجتمعهم. لقد شاركوا تقاليدهم وفولكلورهم، مما أتاح لي لمحة عن الثقافة الأناضولية الأصيلة. إحدى تجاربي التي لا تنسى في نيغدة كانت المشي لمسافات طويلة في حديقة Aladağlar الوطنية. إن الجمال الطبيعي البكر للحديقة، بجبالها الشاهقة ومناظرها الطبيعية الخضراء، يجعل منها مغامرة تحبس الأنفاس. 

 أضنة - حيث يلتقي الشرق بالغرب  

كانت أضنة مدينة التناقضات، حيث شعرت وكأنني على مفترق طرق بين عوالم مختلفة. وكان الاندماج الثقافي واضحا في كل جانب من جوانب الحياة. قررت زيارة اتحاد الطلاب الأفارقة في أضنة، حيث التقيت بطلاب من مختلف البلدان الأفريقية. تبادلنا القصص، وتقاسمنا الوجبات، ورقصنا على إيقاعات وطنهم. لقد كانت تجربة حميمة للوحدة في التنوع. وبطبيعة الحال، لن تكتمل أي زيارة إلى أضنة دون تذوق كباب أضنة الشهير. كانت النكهات جريئة ولا تُنسى، مما جعل ذوقي يتراقص ببهجة. وقمت أيضًا بنزهة ممتعة على طول جسر تاشكوبرو الحجري، حيث أذهلتني أهميته التاريخية.  

مرسين - جوهرة ساحلية  

عندما وصلت إلى مرسين، جذبتني جاذبية ساحل البحر الأبيض المتوسط. كانت الشواطئ الرملية والمياه الصافية جنة للاسترخاء. قضيت أيامي مستلقيًا في الشمس وأغطس في البحر. في إحدى الأمسيات، تجولت في مدينة سولي بومبيوبوليس القديمة. أعادتني الآثار المحفوظة جيدًا والمدرج الكبير إلى الماضي. كان من المدهش أن نتخيل حياة أولئك الذين سكنوا هذا المكان ذات يوم. كان أبرز ما في مغامرتي في مرسين هو سوق مرسين للأسماك. لقد انغمست في وليمة من المأكولات البحرية الطازجة، واستمتعت بالأجواء النابضة بالحياة أثناء تناول العشاء مع السكان المحليين.

أنقرة - لقاء الموسيقيين وإبداء الاحترام لأصدقائي القدامى

استقبلتني أنقرة بحداثتها وأهميتها التاريخية. لقد حظيت بشرف زيارة الموسيقيين المحليين الذين عرضوا مواهبهم، وأغنوا لي الألحان التركية التقليدية. تبادلنا القصص، واكتسبت تقديرًا أعمق للموسيقى التركية. كانت زيارة Anitkabir، الضريح الكبير لمصطفى كمال أتاتورك، تجربة متواضعة. تركت الهندسة المعمارية للنصب التذكاري وأجواءه المهيبة انطباعًا دائمًا لدي. لقد أعربت عن احترامي للأب المؤسس لتركيا الحديثة، وهي لحظة للتأمل في تاريخ الأمة.

اسطنبول - مثال للثقافة والتاريخ

وأخيراً وصلت إلى إسطنبول، ذروة رحلتي. استقبلتني معالم المدينة الشهيرة، والبازارات الصاخبة، والأجواء النابضة بالحياة. كان لقاء الأصدقاء في إسطنبول بمثابة لقاء بهيج، واستكشفنا معًا جمال المدينة الخالد. إسطنبول، المدينة الممتدة بين قارتين، هي مزيج ساحر من التاريخ والثقافة والحياة المعاصرة. في هذه الرحلة من قيصري إلى إسطنبول عبر نيغدة وأضنة ومرسين وأنقرة، لم تكن رحلاتي تتعلق فقط بالوصول إلى وجهتي، بل تتعلق بإعادة التواصل مع الأصدقاء، واحتضان الثقافات المتنوعة، وإنشاء نسيج من الذكريات التي لا تُنسى. لقد كان بمثابة تذكير بأن الجوهر الحقيقي للسفر يكمن في الأشخاص الذين نلتقي بهم والتجارب التي نشاركها على طول الطريق.

آيا صوفيا، تحفة من العمارة البيزنطية تحولت إلى مسجد ومتحف. عند دخولي إلى الداخل، انتقلت عبر قرون من التاريخ، محاطًا بالفسيفساء المذهلة وعظمة حقبة ماضية. وفي مكان قريب، كشف قصر توبكابي عن ثراء الإمبراطورية العثمانية بساحاتها وغرفها وكنوزها المعقدة. اسطنبول مدينة تنبض بالموسيقى. لقد كان من دواعي سروري اكتشاف الموسيقى التركية التقليدية التي يؤديها موسيقيو الشوارع الموهوبون. ملأت أنغام الساز ونغمات الناي الأجواء، مما خلق جوًا ساحرًا يتردد صداه مع قرون من التراث الموسيقي. كان استكشاف مساجد إسطنبول تجربة عميقة. المسجد الأزرق، ببلاطه الأزرق المذهل، ومسجد السليمانية، وهو تحفة معمارية، تركاني في حالة من الرهبة من الفن الإسلامي والروحانية. وقد أضاف صوت الأذان الذي يتردد عبر مآذن المدينة إلى سحر المدينة الفريد. لقد غامرت بزيارة تل جامليجا ومسجد جامليجا للحصول على مناظر بانورامية لإسطنبول. كانت المناظر الخلابة لمضيق البوسفور وشبه الجزيرة التاريخية وأفق المدينة لا تُنسى. لقد كان المكان المثالي لفهم عظمة إسطنبول وأهميتها الجغرافية.  

على الرغم من كونها مدينة صاخبة، تفتخر إسطنبول بشواطئها الجميلة على طول ساحلها. قضيت يومًا هادئًا بجانب البحر، مستلقيًا تحت أشعة الشمس واستمتع بالمياه المنعشة. كان التناقض بين حيوية المدينة وهدوء الشاطئ ملحوظًا. كان مشهد الطعام في شوارع إسطنبول بمثابة متعة تذوق الطعام. من كباب لحم الضأن الحار إلى السيميت (حلقات الخبز المغطاة بالسمسم)، والبهجة التركية التي تحظى بشعبية كبيرة، انغمست في وليمة من النكهات في الشوارع الصاخبة. كانت رائحة التوابل والمخبوزات الطازجة لا تقاوم. أظهر ميدان تقسيم بأجوائه المفعمة بالحيوية الجانب الحديث لمدينة إسطنبول. جعلت المقاهي والمحلات التجارية وعروض الشوارع النابضة بالحياة مركزًا للنشاط. لقد كان بمثابة تذكير بأن إسطنبول تمزج بسلاسة بين القديم والجديد. وفي المنطقة المعروفة باسم إيشا بيدهابو (Isha Baydhab)، هناك وجود صومالي كبير. هنا، يمكنك مقابلة مجتمع صومالي متنوع، بما في ذلك الطلاب والسياح والأفراد العاملين في مختلف الأنشطة التجارية.  

عند عبوري إلى الجانب الآسيوي من إسطنبول، اكتشفت أوسكودار، وهو حي هادئ غارق في التاريخ. وقد أضاف منظر برج العذراء من بعيد إلى سحره. لقد استكشفت حدائقها الهادئة، ومساجدها التاريخية، وأسواقها النابضة بالحياة، وشاهدت جانبًا مختلفًا من إسطنبول. يوفر برج غلطة، أحد أعجوبة العصور الوسطى، إطلالات خلابة على المدينة. شاهدت غروب الشمس فوق مضيق البوسفور، وهي تلقي بظلالها الذهبية على إسطنبول. يقع برج العذراء على جزيرة صغيرة، ويحمل جاذبيته الخاصة بفضل أساطيره وجاذبيته الرومانسية. اسطنبول هي أكثر من مجرد وجهة. إنها رحلة من المشاهد والأصوات والنكهات. إنه مكان يلتقي فيه التاريخ مع الحداثة، حيث تلتقي الروحانية بالفن، وحيث يحكي كل ركن قصة. كانت رحلتي عبر هذه المدينة بمثابة استكشاف عميق لطبقاتها وشهادة على جاذبية إسطنبول الدائمة.  

إسطنبول، لقد حفرت ذكريات لا تُنسى في قلبي، وتوديعك ليس بالأمر السهل. وبينما كنت أستعد للمغادرة، ينتابني شعور حلو ومر في الهواء. لقد ترك سحر المدينة وتاريخها وطاقتها النابضة بالحياة علامة لا تمحى في نفسي. لذا، في الوقت الراهن، في إسطنبول، ليس الوداع بل "إلى أن نلتقي مرة أخرى". أغادر بامتنان للتجارب التي قدمتها لي وبترقب للمغامرات التي تنتظرني في المستقبل. ستحتفظ إلى الأبد بمكانة خاصة في قلب المتجول.

 

TASAWUF

  QUR’AANKA IYO SUNNADA AYAA LAGU GAARAA XAQIIQADA DHAMAYSTIRAN… Si qof Muslimka ah u gaaro derajada ah “Insaan dhameystiran”, midkamid ah h...